Somaliska/Soomaali

Näringsliv och arbete/Ganacsiga/warshadaha iyo shaqada

Degmada Karlstad xarunta dhexe kobaca waxay leeyihiin hage shirkadaha.                         

Hagaha shirkadaha waxay caawiyaan adiga shirkoodlaha

Adigu ma tahay qof shirkad leh oo raba inuu ogaado caawinaad aad ka heli kartid Degmada?Ama ku fekeraayo inuu shirkad ka aasaaso halkaan ee Karlstad?Ma rabtaa inaad la kulanto qof  ka mid ah siyaasiinta Karlstad si aad ugu sheegto waxa aad ka shaqeyso?La soo hadal hagayaasha shirkadaha ee Degmada Karlstad.

Hagayaasha shirkadaha ee Degmada Karlstad waxay ka shaqeeyaan iney u sahlaan xiriirka u dhexeeya ganacsatada iyo degmada.Waxay caawiyaan shirkadaha iney degaan fiican helaan iyo horumaraan.Himadu waxay tahay adiga shirkadle baahida aad qabto in muhiim ay tahay iyo in aad u shaqeyso iney wax kuu kordhan iyo ganacsiyo kala gedisan dhamaan degmada karlstad.

Hagayaasha shirkadaha waxay booqdaan shirkadoo fara badan usbuuc walba iyaga iyo qof siyaasi ah si ay u fahmaan dhabtii shirkadaha iyo hawlaha ay fuliyaan maalintii.Haddi aad rabto anaga inaan ku soo booqano gooni ahaan adiga waad ku soo dhawaan kartaa inaad nala soo xiriirto.

Thomas Skeppstedt, telephone: 054-540 80 58, e-mail: thomas.skeppstedt@karlstad.se
Rose-Marie Andersson, telephone: 054-540 12 95, e-mail: rose-marie.andersson@karlstad.se

Har du synpunkter på den här sidan, tar vi tacksamt emot dem. Fyll i formuläret nedan och dina synpunkter skickas till ansvarig för sidan. Om du anger din e-postadress kan vi ge återkoppling. Tack för att du hjälper oss att skapa en bättre webbplats.

Uppdaterad den