Somaliska/Soomaali

Uppleva och göra/Goob joog u ahow iyo sameeya

Degmada Karlstads waxay ku siinayaan adeeg fiican adigaagan degen degmada.Anagana waxaan rabnaa xitaa inaad sameyn karto wax farxad leh,xiisa ah iyo aad rabto waqtiyadaada firaaqada.

Anaga waxaan leenahay marka la fiiriyo toban maktabadood,guri lagu qubeysto,meel weyn oo lagu dabaasho,shaneemada degmada,jardiin lagu xusuusto Gustaf Fröding,guri dhallinyarada,sideed meesha lagu maararoowo,afar jardiinooyin oo lagu ciyaaro,guri dadka waaweyn loogu talagalay,meelo waaweyn oo ciyaaraha lagu qabto iyo jid lagu ordo.Waxaan isla shaqeynaa ururo fara badan,ururada waxbarashada iyo ururo kale.  

Har du synpunkter på den här sidan, tar vi tacksamt emot dem. Fyll i formuläret nedan och dina synpunkter skickas till ansvarig för sidan. Om du anger din e-postadress kan vi ge återkoppling. Tack för att du hjälper oss att skapa en bättre webbplats.

Uppdaterad den