Warbixinada ku qoran barta internetka ee Dowladda hoose Karlstad waa af-iswiidish. Haddii aad ku tala jirto inaad warbixinta ku akhrisato luqado kale, waxaad adeegsan kartaa adeegyadada kale ee baraha internetka laga helo.
Waxyaalaha ku qoran baraha internetka ee maamulkeenna toos uma turjumno. Sababta waxay tahay in adeegyada turjumada laga helo, waxay raad raacaan oona ururiyaan xog-shaqsiyeedka isticmaalaha ku saabsan. Aaladaha qoraalada turjuma waxay raad-raacaan booqashada qofka iyo warbixin ku saabsan goobaha baraha internetka ee u booqday. Mararka qaarkood waxay diiwaan geliyaan xogta-shaqsiyeed ee booqadeha/isticmaalaha.
Bar kasta oo laga helo adeegyada turjumada, waxaad ka akhrisan kartaa qaabka ay u maareeyaan oona u kaydshaan xogta-shaqsiyeed.
Waxaa jiraan goobo laga helo adeegyada turjumada oo gaar ah, kuwaaso qofka adeegsan karo turjumida barta internetka awgeed. Maamulka Dowladda hoose Karlstad mas`uul kama ah tayada iyo qaabka turjumidaas.
Iphone – sida app-ka Översätt turjumid ahaan loo isticmaalo External link, opens in new window.
Android - sida app-ka Microsoft Translator turjumid ahaan loo isticmaalo External link, opens in new window.
Browseryada badidooda wuxuu qofka awooda in toos loogu turjumo.
Edge - sida loo turjumaysto browserka External link, opens in new window.
Firefox - sida loo turjumaysto browserka External link, opens in new window.
Safari - sida loo turjumaysto browserka External link, opens in new window.
Waxaa la heli karaa laba adeeg turjumideed oo gaar ah, kuwaaso kala ah Google Translate (lacag la`aan) iyo DeepL Translate (isticmaalis xaddidan oo lacag la`aan ah).
Google Translate External link, opens in new window.
DeepL Translate External link, opens in new window.
Sidan uppdaterad: 2025-12-16